HomeWararTurkiga oo lagu xiray kun qof oo lala xiriirinayo Fatxullaahi Gulen

Turkiga oo lagu xiray kun qof oo lala xiriirinayo Fatxullaahi Gulen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in dadkaasi xalay la soo xiray, kadib, markii looga shakiyey inay xiriir la leeyihiin Sheekh Fatxullaahi Gulen oo ay Dowladda Turkiga ku eedeynayso Afgembigii Fashilmay ee bishii July ee sannadkii hore ka dhacay dalkaasi. Dowladda ayaa bixisay Amar lagu soo qabanayo 1,000 ayaa la bixiyey, waxaana ilaa haatan la soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in dadkaasi xalay la soo xiray, kadib, markii looga shakiyey inay xiriir la leeyihiin Sheekh Fatxullaahi Gulen oo ay Dowladda Turkiga ku eedeynayso Afgembigii Fashilmay ee bishii July ee sannadkii hore ka dhacay dalkaasi.

Dowladda ayaa bixisay Amar lagu soo qabanayo 1,000 ayaa la bixiyey, waxaana ilaa haatan la soo qabtay 803 qof, oo ku kala sugnaa 81-ka Gobal ee uu ka koobmo dalka Turkiga, kuwaasi oo dhamaantooda loo soo qaaday caasimadda Ankara.

- Advertisement -

Xarigan cusub ayaa yimid 10-maalmood kadib, markii ay Dadka Turkishka u codeeyeen in Isbedel lagu sameeyo Dastuurka dalkaasi o oawood dheeraad siinayo Madaxweyne Erdogan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts