HomeCaalamkaUgu yaraan 7 Qof oo ku Geeriyooday Toogasho ka Dhacday Iskuul ku...

Ugu yaraan 7 Qof oo ku Geeriyooday Toogasho ka Dhacday Iskuul ku yaalla Canada

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ugu yaraan toddobo qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday dugsi ku yaalla gobolka British Columbia ee dalka Canada, sida ay xaqiijiyeen booliiska.

Lix qof ayaa meydkooda laga helay gudaha Dugsiga Sare ee Tumbler Ridge, halka qofkii toddobaadna uu geeriyooday xilli loo sii waday isbitaalka si loogu daweeyo dhaawac soo gaaray.

- Advertisement -

Sidoo kale, qof la rumeysan yahay inuu ahaa ninkii falka toogashada geystay ayaa laga helay goobta isagoo meyd ah. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in ay u muuqato inuu isagu is-dilay.

Dhanka kale, laba qof oo kale ayaa meydkooda laga helay goob kale oo gaar ah, taasoo booliisku sheegeen inay la xiriirto dhacdadan.

Weerarkan awgiis, maamulka ayaa go’aamiyay in la xiro iskuullada ku yaalla deegaankaasi inta ka dhiman toddobaadka.

- Advertisement -

Latest stories