HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo kusoo dhaweeyay Madaxweyne Saciid Deni Kismaayo, ka-qeybgalka Shirka...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo kusoo dhaweeyay Madaxweyne Saciid Deni Kismaayo, ka-qeybgalka Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Gobolleedka Jubaland, Mudane  Ahmed Mohamed Islaam Ahmed madoobe , ayaa Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Kismaayo si rasmi ah kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo, kuwaas oo u yimid magaalada ka-qeybgalka Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.

Socdaalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo wada-shaqeynta siyaasadeed ee dowlad goboleedyada iyo qorshayaasha looga hadlayo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka. Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa si weyn loo adkeeyay si loo hubiyo in shirka uu u socdo si nabad ah oo habsami leh.

Latest stories