HomeWararHawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu laayey maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu laayey maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay illaa sagaal maleeshiyaad oo ka tirsanaa  Al-Shabaab, isla markaana lagu burburiyay goob ay u diyaariyeen dhibaateynta shacabka.

Howlgalka ayaa yimid kaddib markii la helay xog sirdoon oo sugan, taas oo muujinaysay in Al-Shabaab ay halkaas ka sameysteen bar-koontarool sharci-darro ah, ayna qorsheynayeen in ay lacago baad ah kaga qaadaan gaadiidka shacabka.

- Advertisement -

Howlgalka oo si guul leh ku soo dhammaaday ayaa lagu fashiliyey damacii kooxda, waxaana meesha laga saaray khatartii ay ku hayeen dadka deegaanka.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa mar kale caddeysay inay ka go’an tahay beegsiga Al-Shabaab meel kasta oo ay joogaan, si loo ciribtiro dhagartooda loona xaqiijiyo ammaanka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts