HomeWararNISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Hiiraan lagu dilay xubno ka...

NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Hiiraan lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa ku dhawaaqday in howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Hiiraan lagu dilay toddobo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Howlgalka ayaa ka dhacay tuulada Biyo Madoobe ee hoostagta deegaanka Jicibow, halkaas oo saraakiisha NISA ay sheegeen inay sidoo kale burburiyeen gaari xamuul oo lagu raray rasaas farabadan.

- Advertisement -

NISA ayaa xaqiijisay in Jicibow uu yahay marin istaraatiiji ah oo ay ciidamada amnigu muddooyinkan adkeynayaan, si loo yareeyo isku gudubka argagixisada ee u dhexeeya galbeedka iyo bariga Hiiraan.

Hay’adda ma aysan soo bandhigin sawirrada ama magacyada dadka lagu dilay howlgalkaas.

Maalmihii ugu dambeeyay, Taliska NISA ayaa beegsanayay horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya qeybo ka mid ah dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts