HomeWararCiidamada Huwanta oo Fasaxay Gaadiid Ku Xayirnaa Inta u Dhexeysa Yaaq-Birweyne iyo...

Ciidamada Huwanta oo Fasaxay Gaadiid Ku Xayirnaa Inta u Dhexeysa Yaaq-Birweyne iyo Leego

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamada Xoogga Dalka

- Advertisement -

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed ayaa hawlgal ballaaran oo amni xaqiijin ah ka fuliyay inta u dhaxaysa deegaanka Yaaq-Birweyne iyo Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo halkaas ka qaaday jidgooyooyin lagu dhibaateyn jiray shacabka iyo gaadiidka xamuulka.

Intii uu socday howlgalka ayaa lasii daayay gaadiid xamuul badan oo hore ugu xayirnaa jidka, kuwaas oo la kulmay caqabado ka dhashay isbaarooyin sharci darro ah oo halkaasi yaallay.

- Advertisement -

Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa sheegay inay heleen xog muujineysa in maleeshiyaad hubeysan oo ku sugan duleedka Wanla-Weyn ay wada shaqeyn la leeyihiin kooxda al-Shabaab, taas oo sababtay in la adkeeyo howlgallada amniga ee ka socda gobolka.

Taliyaha Guutada 7aad ee Ciidamada Xoogga Dalka, Axmed Gaashaan, ayaa sheegay in howlgalka isbaaro qaadista uu sii soconayo, isla markaana ay wadaan baaritaanno iyo soo qabashada rag ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida hore ugu xukuntay dil toogasho, kuwaas oo weli ku dhuumaaleysanaya qeybo ka mid ah gobolka.


Latest stories