HomeWararWasiirka Gaashaandhiga oo sheegtay in dilay xubno badan oo ka tirsan Al-shabaab

Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegtay in dilay xubno badan oo ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

War-saxaafadeed ka soo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay hawlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. “Hawlgalka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday dhufaysyada iyo gabaadyada ay Al-shabaab ku dhuumaaleysanayeen,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka wasaarada Gaashaandhiga. Waxa kale oo lagu xusay in halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay hawlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

“Hawlgalka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday dhufaysyada iyo gabaadyada ay Al-shabaab ku dhuumaaleysanayeen,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka wasaarada Gaashaandhiga.

- Advertisement -

Waxa kale oo lagu xusay in halkaasi lagu dilay ilaa 100 xubnood oo ka tirsan Alshabaab kuwaas oo ay hoggaamiyayaal ku jireen.

“Xogta sirdoonka ayaa muujisay in shabaab ay u diyaargaroobayeen sidii ay isaga caabbin lahaayeen hawlgalka ballaaran ee “Duufaanta Aamusan” oo ay Ciidanka Xoogga Dalka iyo AUSSOM ka wadaan deegaannada Shabeellaha Hoose,” ayaa uu warsaxaafadeedku intaasi raaciyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts