HomeWararMaleeshiyaad hubeysan oo labo qof ku dilay Gaalkacyo

Maleeshiyaad hubeysan oo labo qof ku dilay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa ay xalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ay ku dileen Saciid Gurre Cali Baar Xoosh iyo gabar la socotay oo lagu magacaabi jiray Canab Burhaan Maxamed Cali, kadib markii ay weerar qorsheysan ku qaadeen maleeshiyaadkaasi. Weerarkan ayaa ka dhacay meel ku dhow Beerta Bilan oo ku taalla dhinaca waqooyi ee magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa ay xalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ay ku dileen Saciid Gurre Cali Baar Xoosh iyo gabar la socotay oo lagu magacaabi jiray Canab Burhaan Maxamed Cali, kadib markii ay weerar qorsheysan ku qaadeen maleeshiyaadkaasi.

Weerarkan ayaa ka dhacay meel ku dhow Beerta Bilan oo ku taalla dhinaca waqooyi ee magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Maleeshiyaadka hubegsan ayaa beegsaday gaari ay saarnaayeen labada qof ee la dilay

Goobta falku ka dhacay ayaa ah inta u dhaxeysa Beerta Bilan iyo Kaamka Tawakal ee duleedka magaalada Gaalkacyo qeybta uu ka taliyo maamulka Puntland.

Allaha u naxariistee labadii ruux ee saarna gaariga ayaa halkaas ku nafwaayey.

- Advertisement -

Ma cadda illaa hadda sababta keentay weerarkan ay ku naf waayeen labada ruux, waxaase loo malaynayaa inuu salka ku hayo dilalka la xiriira aanooyinka qabiilka.

Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts