HomeWarar11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Qaar ka mid ah xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan 1446 Hijriya ayaa si nabad ah u gaaray dalka Sucuudiga, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Sanadkan, tirada guud ee xujeyda Soomaaliyeed ayaa lagu qiyaasay 11,500 oo ruux, kuwaas oo ka ambabaxaya garoomada diyaaradaha magaalooyinka waaweyn ee dalka, iyadoo socdaalkooda xajka uu socon doono ilaa 31-ka […]

- Advertisement -

Qaar ka mid ah xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan 1446 Hijriya ayaa si nabad ah u gaaray dalka Sucuudiga, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.

Sanadkan, tirada guud ee xujeyda Soomaaliyeed ayaa lagu qiyaasay 11,500 oo ruux, kuwaas oo ka ambabaxaya garoomada diyaaradaha magaalooyinka waaweyn ee dalka, iyadoo socdaalkooda xajka uu socon doono ilaa 31-ka May.

- Advertisement -

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa, iyadoo kaashaneysa Guddiga Xajka iyo Safaaradda Soomaaliya ee Sucuudiga, dadaal ugu jirta in xujeyda Soomaaliyeed ay si habsami leh u gutaan waajibaadkooda xajka ee sanadkan.

Mas’uuliyiinta howlgalka xajka ayaa tilmaamay in sannadkan la dardargeliyay adeegyada loo fidinayo xujeyda, si ay ugu gutaan cibaadadooda si nabadgalyo iyo fudayd leh.

Latest stories