HomeWararQarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo iyo Khasaaraha ka dhashay

Qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo iyo Khasaaraha ka dhashay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka aan ka helayno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa warramaya in goordhaweyd uu  Qarax ka dhacay halkaasi, waxaana jira khasaao dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay Qaraxaasi. Qaraxa oo ahaa Miinada  Dhulka lagu aaso ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay  meel u dhaw Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf, waxaana wararku intaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa warramaya in goordhaweyd uu  Qarax ka dhacay halkaasi, waxaana jira khasaao dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay Qaraxaasi.

Qaraxa oo ahaa Miinada  Dhulka lagu aaso ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay  meel u dhaw Garoonka Diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf, waxaana wararku intaas ku darayaan in khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh uu soo gaaray dadkii ka ag dhawaa.

- Advertisement -

Dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegaya in  Qaraxaasi uu ku dhintay hal ruux oo ahaa Darawal gaari, waxaana ku dhaawac may tiro intaas ka badan, Qofka dhinta ay ayaa darawal ka ahaa Gaari noociisu yahay iska rago, kaasi oo marayay halka wax ka dhaceen, waxaana Qaraxu uu si gaar ah uga dhacay Magaalada Gaalkacyo dhanka maamulka Puntland.

wali ma cadda Khasaaraha rasmiga ah ee Qaraxaasi ka dhashay, balse laamaha amaanka ayaa baaritaanno wada, waxaana la filayaa in ay ka warbixiyaan.

Halkaan KALA SOCO.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts