HomeWararDil ka dhacay Gobolka Hiiraan iyo wararkii ugu dambeeyay

Dil ka dhacay Gobolka Hiiraan iyo wararkii ugu dambeeyay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka aan ka helayno Xadka Gobolka Hiiraan uu la wadaago itoobiya ayaa ku warramaya in goordhaweyd halkaasi lagu dilay Qof shacab ah, oo halkaasi maraayay. Malleyshiyaad hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in ay hataan dil  u gaysteen qof Shacab ah oo marayey xadka ay wadagaan Gobolka Hiiraan iyo dalka Itoobiya, waxaana kasoo baxaya warar kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Xadka Gobolka Hiiraan uu la wadaago itoobiya ayaa ku warramaya in goordhaweyd halkaasi lagu dilay Qof shacab ah, oo halkaasi maraayay.

Malleyshiyaad hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in ay hataan dil  u gaysteen qof Shacab ah oo marayey xadka ay wadagaan Gobolka Hiiraan iyo dalka Itoobiya, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dilkaaasi.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay intaas ku darayaan in Maleshiyaadka  Hubeeysan ee dilka gaystay  ay ka soo jeeda Degmada Matabaan ee isla Gobolkaasi Hiiraan, waxaana la sheegayaa in arrintu ay tahay mid salka ku hayso aanooyin Qabiil.

Degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolkaasi Hiiraan, gaar ahaan degaanno hoostago Degmada Matabaan, ayaa waxaa ka dhacay dilal iyo dagallo dhammaantood salka ku haya aanooyin Qabiil, waxaana tiro dhowr jeer ah la dhex-dhigay heshiis beelaha halkaasi inta badan ku dagaalama, waloow ay mar waliba soo laal laabtan falalkaasi.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts