HomeWararAkhriso:-Wasiir ka tirsan Maamulka Jubbaland oo shaqadiisa loo fasaxay

Akhriso:-Wasiir ka tirsan Maamulka Jubbaland oo shaqadiisa loo fasaxay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobaleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa soo saarey warqad ay ku caddahay in uu dib shaqadiisa usii wadan karo wasiirka wasaaradda xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa DG Jubbaland. Markey taarikhdu aheyd 22 -08-2020 ayuu Madaxweynuhu shaqada ka joojiyay Wasiirka Wasaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa kadib markii lagu soo eedeeyay wax Is […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobaleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa soo saarey warqad ay ku caddahay in uu dib shaqadiisa usii wadan karo wasiirka wasaaradda xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa DG Jubbaland.

Markey taarikhdu aheyd 22 -08-2020 ayuu Madaxweynuhu shaqada ka joojiyay Wasiirka Wasaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa kadib markii lagu soo eedeeyay wax Is daba marin iyo lunsasho xoolo dad wayne.

- Advertisement -

“Kadib baatitaan la sameeyay ayuu xafiiska Madaxweynuhu ogaaday in aysan wax ka jirin eedeeymahaasi isagoo dib shaqadii ugu fasaxey wasiirka” ayaa lagu yiri Wareegtada kasoo baxday Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland.

Wasiirka Wasaradda Xannaanada Xoolaha ayaa loo ogolaaday in uu gudan karo waajibaadkiisii shaqo ee wasaaradda uu hogaamiyo dibna usii wadan karo shaqadiisi una sii adeego bulshadiisa.

Hoos ka Akbhrsio Qoraalka uu soo saaray Maxamuud Sayid Aadan.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts