HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo Xil u magacaabay Wariye Caan ah

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xil u magacaabay Wariye Caan ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Afhayeenka Xukuumadda u magacaabay inuu noqday Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ah Wariye Rug-cadaa oo muddo badan kasoo shaqeeyay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da, Wakiil-na uga ahaa Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Maxamed Macallimuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Afhayeenka Xukuumadda u magacaabay inuu noqday Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ah Wariye Rug-cadaa oo muddo badan kasoo shaqeeyay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da, Wakiil-na uga ahaa Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Sidoo kale Maxamed Macallimuu ayaa haatan ahaa Xoghayaha guud ee Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (FESUJ), waxaana lagula dardarmaay inuu si toos ah u guto waajibaadkiisa shaqo ee loo idmaday.

Xilkan ayaa noqonayaa mid cusub, iyada oo ay xusid mudan tahay inuusan jirin Xukuumaddii Xasan Cali Kheyre oo la bilaabatay muddo xileedka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Rooble ayaa Maanta Maxamed Ibraahim Nuur u magacaabay inuu nqodo Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiskiisa, isla markaana waxaa uu bedelayaa Cabdirisaaq Caato.

- Advertisement -

Xoghayaha Joogtada Cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Ibraahim ayaa La-aliye u ahaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliyeed Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts