HomeWararC/raxmaan C/Shakuur oo War kasoo saaray dad lagu rasaaseyay Baladweyne

C/raxmaan C/Shakuur oo War kasoo saaray dad lagu rasaaseyay Baladweyne

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Sigaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna Musharax Madaxweyne ayaa ka hadlay rasaas Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ay ku fureen dad shacab ah oo banaanbax ka dhigaayay Magaalada Baladweyne. C/raxmaan C/Shakuur oo Qoraal soo saaray ayuu ku Cambaareeyay falkii Ciidamada ay ku rasaaseeyeen dadkii banaanbaxa ka waday Baladweyne, kuwaasi oo Maanta rasaas ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sigaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna Musharax Madaxweyne ayaa ka hadlay rasaas Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ay ku fureen dad shacab ah oo banaanbax ka dhigaayay Magaalada Baladweyne.

C/raxmaan C/Shakuur oo Qoraal soo saaray ayuu ku Cambaareeyay falkii Ciidamada ay ku rasaaseeyeen dadkii banaanbaxa ka waday Baladweyne, kuwaasi oo Maanta rasaas ay ku rideen Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ee halkaas ku sugan.

- Advertisement -

Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya ayuu Siyaasiga ugu baaqay inay ka fogaadan in adeegsado awooda lagu meelmarinayo danaha gaarka ee Madaxweyne Farmaajo, waa sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale C/raxmaan C/Shakuur ayaa Alle Caafimaad u weydiiyay dadkii ku dhaawacmay rasaastii lagu furay, xili ay dhigayeen banaanbax looga horjeeday dhismaha Maamulka Hirshabeelle iyo Cali Guudlaawe.

“Waxaan canbaaraynayaa falalka lagu caburrinayo codka shacabka reer Hiiraan. Waxaan ugu baaqayaa ciidamada AMISOM, iyo kuwa Itoobiya in ay ka fogaadaan adeegsida awooda lagu meelmarinayo danaha gaarka ee Madaxweyne Farmaajo. Shacab dibad baxaya oo la xabadeeyo waa danbi hirgalay intii uu xukunka hayey Madaxweyne Farmaajo. Shacabka Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in Ciidanka AMISOM ay ka amar qaataan Madaxweynaha” ayuu CC Shakuur.

- Advertisement -

Khasaaro dhaawacyo ah ayaa ka dhashay rasaastii Ciidanka amniga Baladweyne ay u adeegsadeen kala eryinta dad halkaas ka waday banaanbax rabshado watay, isla markaana la xiray qaar kamid ah dadkii banaanbaxayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts