HomeWararGolaha Wasiirada Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Guudlaawe ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar. Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada ee maanta warbixino uga dhageystay siihayayaasha Wasiirada Wasaaradaha Awqaafta iyo Arimaha Diinta, Waasarada Kaluumeysiga, Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Wasaarada Badroolka, Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada, Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Guudlaawe ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar.

Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada ee maanta warbixino uga dhageystay siihayayaasha Wasiirada Wasaaradaha Awqaafta iyo Arimaha Diinta, Waasarada Kaluumeysiga, Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Wasaarada Badroolka, Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada, Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka iyo Wasaarada Dastuurka.

- Advertisement -

Golaha Wasiirada Maamulka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2021 ee Hirshabeelle oo Todobaadkii hore Golaha ay usoo gudbisay Wasaarada Maaliyada.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas ayaa loo gudbin doonaa Miisaaniyadda sanadka 2021, si ay u ansixiyaan Miisaaniyada, iyagoona cod gacan taag ah u qaadi doona.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts