HomeWararDEG DEG:- Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob ay ka socotay...

DEG DEG:- Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay goob ay ka socotay Soodhaweynta RW Rooble

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wararka inaga soo gaaraya Magaaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku warramaya in Goordhaweyd uu halkaasi ka dhacay Qaraxa dad badan ay ku dhinteen, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo qaraxaasi ku aaddan. Wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ay ku dhinteen Saraakiil iyo qaar ka mid ah ilaalada Ra’iisul […]

- Advertisement -

Wararka inaga soo gaaraya Magaaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku warramaya in Goordhaweyd uu halkaasi ka dhacay Qaraxa dad badan ay ku dhinteen, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo qaraxaasi ku aaddan.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ay ku dhinteen Saraakiil iyo qaar ka mid ah ilaalada Ra’iisul wasaare Rooble.

- Advertisement -

Wali ma jirto  wax faah faahin ah oo laga helayo, balse wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories