HomeWararQaban-qaabadii ugu dambeysay ee soo dhaweynta RW Rooble oo socota

Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee soo dhaweynta RW Rooble oo socota

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gelinka dambe ee Maanta ayaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu safar ku tego Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug. Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa ayaa ka ambabixi doona Magaalada Garoowe oo ay ku sugan yihiin, iyagoona saacadaha soo socda sida uu qorshahu yahay tegi doono Dhuusamareeb oo laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinka dambe ee Maanta ayaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu safar ku tego Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa ayaa ka ambabixi doona Magaalada Garoowe oo ay ku sugan yihiin, iyagoona saacadaha soo socda sida uu qorshahu yahay tegi doono Dhuusamareeb oo laga dareemayo qaban-qaabada soo dhaweynta.

- Advertisement -

Qaban-qaabadii ugu dambeeysay ee lagu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha ayaa xiligaan ka socota Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur, isla markaana waxaa halkaas ku sugan boqolaal qof iyo Mas’uuliyiin kala duwan.

Wafdi hordhac u ah Rooble oo isugu jira Mas’uuliyiin iyo Ciidankiisa Ilaalada gaar ah ayaa goorsii horeysay gaaray Dhuusamareeb, iyadoo Sawirrada RW Rooble lagu dhejiyay tabeelayaal la suray hareeraha laamiga.

Ujeedka Maxamed Rooble ayaa waxaa uu yahay sidii uu kulan ula qaadan lahaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Madaxda kale ee Maamulka, isagoo kala hadli doona Arrimaha doorashada dalka ka dhacaya iyo xalinta tabashooyinka jira.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble oo labadii maalin ee dhaafay ku sugnaa Garoowe ayaa kulamo kusoo dhammaaday natiijo la’aan la qaatay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Mas’uuliyiin kale, kuwaasi oo looga hadlaayay Doorashada dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts