HomeWararGuddiga doorashada  Galmudug oo Guddoon Cusub doortay

Guddiga doorashada  Galmudug oo Guddoon Cusub doortay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga doorashada  Mamulka Goboleedka Galmudug ayaa   doortay Guddoomiye Cusub, waxaana sidoo kale ay doorteen Guddoomiye ku xigeen. Maxamed Daahir Guuled ayay kulankoodii ugu horeeyey cod aqlabiyad ah Guddoomiye ugu doorteen Guddigu, waxaana  Guddiga Hirgelinta Doorashadda dawlad goboleedka Galmudug ay ka kooban yihiin  11 xubnood. Sidoo kale Guddiga ayaa Guddoomiye ku xigen u doortay Cabdirahman Ismaaciil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashada  Mamulka Goboleedka Galmudug ayaa   doortay Guddoomiye Cusub, waxaana sidoo kale ay doorteen Guddoomiye ku xigeen.

Maxamed Daahir Guuled ayay kulankoodii ugu horeeyey cod aqlabiyad ah Guddoomiye ugu doorteen Guddigu, waxaana  Guddiga Hirgelinta Doorashadda dawlad goboleedka Galmudug ay ka kooban yihiin  11 xubnood.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga ayaa Guddoomiye ku xigen u doortay Cabdirahman Ismaaciil Shire, waxaana mas’uuliyiinta la dooray ay sheegeen in si bulshada si cadaalad ah ugu adeegi doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts