HomeWararHalis ka dhalan karta heshiisyadii Trump ee Bariga Dhexe

Halis ka dhalan karta heshiisyadii Trump ee Bariga Dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wargeyska Financial Times ayaa faallo uu qoray kaga hadlay heshiisyada uu galay ee Bariga Dhexe ee madaxweynaha Maraykanka ee xilkiisu dhamaanayo, Donald Trump, oo kii ugu dambeeyey ahaa in uu aqoonsaday in Saxaraha Galbeed uu yahay qayb ka mid yahay dalka Morooko. Wargeysku wuxuu heshiisyadaa Trump ee Bariga Dhexe ku tilmaamay kuwo “haliso ku gedaaman […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska Financial Times ayaa faallo uu qoray kaga hadlay heshiisyada uu galay ee Bariga Dhexe ee madaxweynaha Maraykanka ee xilkiisu dhamaanayo, Donald Trump, oo kii ugu dambeeyey ahaa in uu aqoonsaday in Saxaraha Galbeed uu yahay qayb ka mid yahay dalka Morooko.

Wargeysku wuxuu heshiisyadaa Trump ee Bariga Dhexe ku tilmaamay kuwo “haliso ku gedaaman yihiin” waxaanu sheegay in aqoonsiga Maraykanka ee ah in Saxaraha Galbeed ka mid yahay Morooko aanu nabadda faahinayn hase yeeshee uu kicinayo dagaal.

- Advertisement -

Wargeysku wuxu ku tilmaamay heshiiskii u dambeeyey ee Trump kii ugu la yaabka badanaa, xataa marka lagu eego aragtida Madaxweynaha qudhiisa. Sababta oo ah Morooko in ay xidhiidh la yeelato Israel waxay ku bedelatay in Maraykanku aqoonsado in gobolka Saxaraha Galbeed ee la isku haystaa ka mid yahay Morooko.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts