HomeWararRW Rooble oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

RW Rooble oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta Maamul Goboleedka Galmuug ee Dhusamareeb, waxaana soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha ka qayb qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkaasi. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka qayb qaatay soo dhaweynta Ra’iisul Wasaare Rooble. Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Xarunta Maamul Goboleedka Galmuug ee Dhusamareeb, waxaana soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha ka qayb qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkaasi.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka qayb qaatay soo dhaweynta Ra’iisul Wasaare Rooble.

- Advertisement -

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa kasoo amba baxay magaalada Garoowe Xarunta Maamulka Puntland, waxaana soo sagootiyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabullaahi Deni iyo Mas’uuliyiin kale.

Ra’iisul wasaaraha ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona  madaxda Maamaulka Galmnudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer Galmudug, waxaana uu kala hadli doonaa arrimo dhowr ah oo ay ugu horreeyaan doorashooyinka dalka ka dhici doona, iyadoo ay xusid mudan tahay in ay fashil kusoo dhamaadeen kulamo siyaasadeed oo u lasoo yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ah mid uu ku marayo Qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada dalka, waxaana uu maal mahaan ku sugnaa doonaa Degaanada Maamulka Galmudg.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts