HomeWararXeer-ilaaliyaha Qaranka oo kulan la qaatay wafdi ka socday Midowga Yurub

Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo kulan la qaatay wafdi ka socday Midowga Yurub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay  Dr.Fabian Loewenberg ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxa Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya. Suleymaan Maxamed iyo Dr. Fabian Loewenberg ayaa ka wada hadlay arrimaha hormarinta xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta xeer-ilaaliyaha guud iyo EUCAP. Madaxa Howlgalka Midowga Yurub […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay  Dr.Fabian Loewenberg ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxa Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Suleymaan Maxamed iyo Dr. Fabian Loewenberg ayaa ka wada hadlay arrimaha hormarinta xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta xeer-ilaaliyaha guud iyo EUCAP.

- Advertisement -

Madaxa Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxaa uu xeer Ilaliye Suleymaan Maxamed ka balan qaaday uu ka qeyb qaadan doono hirgalinta Istiraatigiyada Xafiiska 2010-2023 ee Xafiiska  Xeer-ilaaliyaha Qaranka

“Wadda sheekaysi iyo is xog weraysi kadib Dr. Fabian Loewenberg iyo annigu waxaan isku af- garanay inay muhiim tahay in la xoojiyo habka  hirgalinta Istiraatigiyada 2010-2023 ee Xafiiska  Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka” ayuu yiri Suleymaan Maxamed Maxamuud.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts