HomeWararCiidanka Gor-Gor oo Al-shabaab kala wereegay Degaan ka tirsan Sh/Hoose

Ciidanka Gor-Gor oo Al-shabaab kala wereegay Degaan ka tirsan Sh/Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa la sheegay in saaka  Al-shabaab kala wareegeen degaanka Gendershe ee gobolka Shabeelaha hoose, ka dib howlgal ballaaran oo ay ka fuliyeen goobo la sheegay in ay ku dhuumaleysanaayeen  Xubno ka tirsan Al-shabaab. Taliyaha ciidanka lugta Janaraal Maxamed Tahliil Geedi, ayaa hor kacaya howlgalka saaka ciidanka ku qaadeen degaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa la sheegay in saaka  Al-shabaab kala wareegeen degaanka Gendershe ee gobolka Shabeelaha hoose, ka dib howlgal ballaaran oo ay ka fuliyeen goobo la sheegay in ay ku dhuumaleysanaayeen  Xubno ka tirsan Al-shabaab.

Taliyaha ciidanka lugta Janaraal Maxamed Tahliil Geedi, ayaa hor kacaya howlgalka saaka ciidanka ku qaadeen degaanka Gendershe, waxaana howlgalku uu ahaa mid qorsheysan sida ay Saraakiishu ka dhawaajiyeen.

- Advertisement -

Wararka waxay intaas ku darayaan in ciidanka si nabad geliyo ah kula wareegeen degaanka,  Alshabaab ayaa isaga baxay  ka hor inta aan ciidanka aysan soo gaarin.

Degaanka Gendershe, waxaa uu ka tirsan yahay degmada Marka ee xarunta gobolka, waa degaan dadka ku dhaqan u badan yihiin kalluumeysato.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts