HomeWararCiidamo ka tirsan Daraawiishta KG oo lagu laayay Sh/Hoose

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta KG oo lagu laayay Sh/Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya Degmada Wanlanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa warramaya in Goordhaweyd Ciidan ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed lagu laayay degmadaasi, waxaana kasoo baxaya faah fahinno dheeraad ah. Inta la xaqiijiyay Afar Askari ayaa dhimatay halka laba kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay inoo xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugan Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose. Wararku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Degmada Wanlanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa warramaya in Goordhaweyd Ciidan ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed lagu laayay degmadaasi, waxaana kasoo baxaya faah fahinno dheeraad ah.

Inta la xaqiijiyay Afar Askari ayaa dhimatay halka laba kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay inoo xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugan Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay sheegayaan in Malleyshiyaad hubeysan ay weerareen Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbed Soomaaliya, waxaana Ciidanka lagu weeraray Koontorool ay ku sugnaayeen oo ku yaalla degmada Wanlaweyn.

Wali waxaa socda dagaal sida ay dadka degaanku sheegayaan, waxaana la maqlayaa rasaas goos-goos ah oo labada dhinac isku adeegsanayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts