HomeWararGuddiyada Doorashada ee laba maamul Goboleed oo Maanta la xareeyay

Guddiyada Doorashada ee laba maamul Goboleed oo Maanta la xareeyay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Guddiyadii doorashada heer dowlad Goboleed ee kala dhimanaa xareeysay, iyagoo la dejiyay Hotelka Peace ee Magaalada Muqdisho.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in Guddiyada la xareeyay ay kala yihiin Guddigii doorashada dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, Hirshabeelle iyo min saddex xubnood oo Xukuumadda ku kordhisay Guddiyada doorashada heer dowlad Goboleed.

- Advertisement -

Guddigii doorashada Galmudug ayaa ka mid noqon kuwa maanta la xareeyay, isla markaana waxaa la sheegay in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu dalbaday in dib loogu dhigo, iyadoo maalinta berri uu imaan doono Magaalada Muqdisho.

Dowlad Goboleedka Puntland iyo Jubbaland ayaa weli soo gudbin Liiska xubnaha ku metelaya Guddiyada doorashada ee la magacaabay, waxaana Jubbaland soo magacaabida Guddiyada ku xirtay shuruud adeg.

Maalinta berri ayaa la filayaa in Guddiyadan Maanta ay xareysay dowladda Federaalka Soomaaliya tababar ku saabsan howlaha doorashada loo furo, xili aan Guddiyada doorashada ee dowlad Goboleedyada lasoo dhameystirin.

- Advertisement -

Muran xoogan ayaa xiligaan ka taagan Guddiyada doorashada ee heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ee la magacaabay, waxaana siweyn uga soo horjeeda Musharaxiinta Madaxweynaha oo sheegay in Guddiyadaas aan lagu haleyn karin Doorashada Qaranka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories