HomeWararMaamulka Jubbaland oo Maanta lagu wareejiyay gaadiid badan

Maamulka Jubbaland oo Maanta lagu wareejiyay gaadiid badan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo tallaado ah Hay’adda UNOPS ee Qaramada Midoobay kala wareegtay gaadiid loogu tala galay Hormarinta Ciidanka Booliska. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga Jubbaland Nuur Shaafi Maxamed ayaa gaadiidka kala wareegay Wakiillo ka socday Hay’adda, isagoo intaas kadib la hadlay warbaahinta kula hadlay Magaalada Kismaayo. Agaasime Nuur Shaafi ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo tallaado ah Hay’adda UNOPS ee Qaramada Midoobay kala wareegtay gaadiid loogu tala galay Hormarinta Ciidanka Booliska.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga Jubbaland Nuur Shaafi Maxamed ayaa gaadiidka kala wareegay Wakiillo ka socday Hay’adda, isagoo intaas kadib la hadlay warbaahinta kula hadlay Magaalada Kismaayo.

- Advertisement -

Agaasime Nuur Shaafi ayaa waxaa uu marka horey sheegay in gaadiidka uu xiligaan u baahan yahay Maamulka, si uu ugu shaqeyo, isla markaana baahi ay ka jirtay dhinaca gaadiidka ee Ciidanka Booliska.

Hay’adda UNOPS ee Qaramada Midoobay ayuu u mahadceliyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda amniga Jubbaland, isagoo sheegay in gaadiidkaas lagu qaban doono shaqadii loogu tala-galay.

Gaadiidkaan waxaa loogu tala galay in ay ku hawlgalaan ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Jubbaland, iyagoo adeegsan doona xiliyada ay fuliyaan howlgalada lagu xaqiijiyo amniga deegaanada maamulkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts