HomeWararMaamulka G/Banaadir oo ka shiray xal u helida saameynta Roobabka

Maamulka G/Banaadir oo ka shiray xal u helida saameynta Roobabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini ayaa Maanta kulan la qaatay xubnaha Agaasimeyaasha ku shaqada leh nadaafada iyo horumarinta Caasimadda dalka. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diirada lagu saaray qorshaha horumarinta Caasimadda dalka ee Muqdisho iyo sidii xalwaaro looga gaari lahaa saameynta uu roobka u geesto bilicda. Guddoomiye ku-xigeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini ayaa Maanta kulan la qaatay xubnaha Agaasimeyaasha ku shaqada leh nadaafada iyo horumarinta Caasimadda dalka.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diirada lagu saaray qorshaha horumarinta Caasimadda dalka ee Muqdisho iyo sidii xalwaaro looga gaari lahaa saameynta uu roobka u geesto bilicda.

- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir ayaa kula dardaarmay mas’uuliyiintii uu la kulmay in ay dardargaliyaan qorshaha horumarinta magaalada iyo in si hufan loogu qidmeeyo bulshada Caasimada.

Maamulka Gobolka ayaa horey si Cad ugu sheegay in aysan waxba ka qaban karin saameynta roobabka da’a ay ku yeeshaan qoysaska dantayar iyo waddooyinka oo fariistaan biyaha ka hoora roobabka.

Bishii lasoo roobab xoogan oo ka da’ay Caasimadda ayaa samameyn ballaaran ku yeeshay waddooyinka dhowr oo ku yaalla Muqdisho oo ay xireen biyo, wallow markii dadaad dheer, kadib lagu guuleystay in la nadiifiyo, iyadoona qaar kamid waddooyinka ay burbureen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts