HomeWararDowladda oo War kasoo saartay dagaalkii khasaaraha badan geystay ee Bacaadwey

Dowladda oo War kasoo saartay dagaalkii khasaaraha badan geystay ee Bacaadwey

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saaray dagaal xoogan oo shalay ka dhacay deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, kaasi oo dhexmaray Ciidanka dowladda, dadka deegaanka iyo Al-shabaab. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa lagu boggaadiyay dadka deegaanka oo la sheegay inay dagaal adeg la galeen Al-shabaabkii shalay weerarka ku qaaday deegaanka Bacaadweyn. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saaray dagaal xoogan oo shalay ka dhacay deegaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, kaasi oo dhexmaray Ciidanka dowladda, dadka deegaanka iyo Al-shabaab.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa lagu boggaadiyay dadka deegaanka oo la sheegay inay dagaal adeg la galeen Al-shabaabkii shalay weerarka ku qaaday deegaanka Bacaadweyn.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalkii dhacay lagu dilay 51 dagaalame oo ka tirsanaa Shabaabka, halka 6 kalena iyaga oo dhaawac ah gacanta lagu dhigay oo uu ku jiray Sarkaalkii hoggaaminayay Weerarka, waa sida hadalka loo dhigay.

Dowladda ayaa caddeeysay in weerarka ay ku dhinteen 15 qof oo isugu jiray dadka deegaanka iyo Askarta Ciidanka dowladda Federaalka, iyadoo tacsi loo diray qoyskii dadkaas ay ka geeriyoodeen.

Dhinaca Al-shabaab dhankooda war goor horey oo Maanta kasoo baxay lagu sheegay in dagaalkii deegaanka Bacaadweyn ay ku dileen 56 Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda, isla markaana ay gacanta ku dhigeen 6 gaari oo nooca dagaalka, ayna ku rakiban yihiin Qoryo waaweyn uu kamid yahay Zuuga.

- Advertisement -

Waxaa kaloo dagaalamayaasha Al-shabaab soo Bandhigeen gaadiidka ay dagaalka ku qabsadeen iyo Meydad ay ku sheegeen inay yihiin Askartii Ciidanka dowladda ee dagaalka lagu dilay oo ku jireen Saddex Sarkaal.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts