HomeWararShacabka dalka Mareykanka oo farriin  adag loo diray

Shacabka dalka Mareykanka oo farriin  adag loo diray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Joe Biden oo ku sugan magaalada Wilmington ee gobolka Delaware ayaa hadalkan jeediyay maalin ka hor Ciidda isu mahadcelinta ee Thanksgiving-ka oo ku beegnayd Khamiista Shalay ahayd, waxuuna ballan qaaday inay jirto rajo dhab ah oo ku xiran in dhibaatada aysan waligeed sii jiri doonin. Waxuu sheegay in Tallaalkii ugu horreeyay ee lagula dagaallamayo Coronavirus […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Joe Biden oo ku sugan magaalada Wilmington ee gobolka Delaware ayaa hadalkan jeediyay maalin ka hor Ciidda isu mahadcelinta ee Thanksgiving-ka oo ku beegnayd Khamiista Shalay ahayd, waxuuna ballan qaaday inay jirto rajo dhab ah oo ku xiran in dhibaatada aysan waligeed sii jiri doonin.

Waxuu sheegay in Tallaalkii ugu horreeyay ee lagula dagaallamayo Coronavirus la heli doono dhamaadka bisha December xilligaas oo guud ahaan dadka sida ugu dhaqsiyaha badan loo tallaali doono.

- Advertisement -

Hadlka Biden ayaa kusoo beegmaya iyadoo milaayiin dadka ah ay safarro ugu jiraan Ciidda Thanksgiving-ka xillia si xooggan ay u kordhayso tirada dadka u dhimanaya xanuunka COVID19 iyo kuwa isbitaallada lagu daweynayo ee gudaha Mareykanka oo gaartay heerkii ugu sarreeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts