HomeWararDil iyo dhaawac loo gaystay Muwaadiniin Soomaaliyeed

Dil iyo dhaawac loo gaystay Muwaadiniin Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa Saacadihii lasoo dhaafay  Magalada Idmanton Gobolka Alperto ee dalka Canada siyaabo kala duwan dil iyo dhawaac loogu gaystay Muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaasi oo ku noolaa dalkaasi. Qof  Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu dilay sida lasoo sheegaya, waxaana la dhaawacay mid kale, Marxuumka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray  Bashiir Xaaji Cali, waxaana uu ka mid […]

- Advertisement -

Waxaa Saacadihii lasoo dhaafay  Magalada Idmanton Gobolka Alperto ee dalka Canada siyaabo kala duwan dil iyo dhawaac loogu gaystay Muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaasi oo ku noolaa dalkaasi.

Qof  Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu dilay sida lasoo sheegaya, waxaana la dhaawacay mid kale, Marxuumka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray  Bashiir Xaaji Cali, waxaana uu ka mid  ahaa Soomaalida ku nool dalkaas Canada.

- Advertisement -

Koox hubeysan ayaa la sheegay in labada muwaadin ay rasaas ku fureen xilli ay ku sugnaayeen Goob ku taalla Waqooyiga Magalada Idmanton ee dalka Canadan waxaana Goobta isaga baxsaday dableydii Rasaasta furay.

Ciidanka Booliska ayaa gaaray halka falku ka dhacay, waxaana ay sheegen Saraakiishu in ay wadaan Baaritaan ku aaddan dilka iyo dhaawac loogu gaystay Muwaadiniinta Soomaaliyeed Waqooyiga Magalada Idmanton ee dalka Canada.

Soomaalida ku nool dalalka Shisheeya ayaa inta badan waxaa ay la kulmaan falal dil iyo dhac ah, mana jirto inta badan cid si gaar ah isaga xilaarta sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa dambiila yaasha sida bareerka ah u dila Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories