HomeWararQaramada Midoobay oo ka hadashay Duufaantii ku dhufatay Puntland

Qaramada Midoobay oo ka hadashay Duufaantii ku dhufatay Puntland

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay duufaantii  iyo roobabkii xooganaa ee shalay ku dhuftay deegaano ka tirsan Maamulka Puntland, kuwaasi oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac iyo burbur hantiyadeed, Qaramada Midoobay ayaa sheegay in duufaantii ku dhufatay Gobolada Gardafuu iyo Karkaar ee Puntland ay saameysay 70,000 qof oo kamid ah dadka deegaanka Goboladaas, xili duufaantaas ay […]

- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay duufaantii  iyo roobabkii xooganaa ee shalay ku dhuftay deegaano ka tirsan Maamulka Puntland, kuwaasi oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac iyo burbur hantiyadeed,

Qaramada Midoobay ayaa sheegay in duufaantii ku dhufatay Gobolada Gardafuu iyo Karkaar ee Puntland ay saameysay 70,000 qof oo kamid ah dadka deegaanka Goboladaas, xili duufaantaas ay aheyd mid ku socotay xawaare sare.

- Advertisement -

Sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa tilmaamtay in 15,000 qof oo ku noolaa 13 deegaan oo hoostega Magaalada Boosaaso ay ku barakaceen daadadkii ku rogmaday halkaas, isla markaana ay ku sugan yihiin xaalad adeg.

Waxaa kaloo Qaramada Midoobay ay tilmaamay in gargaar deg deg ah ay u baahan yihiin dadkii saameeysay duufaanta iyo kuwii ku barakacay roobabkii xooganaa ee shalay ka da’ayay deegaano ka tirsan Puntland.

7 qof oo yemeniyiin ah ayaa ku geeriyooday duufaantii ku dhufatay Gobolka Karkaar, halka ay ku dhaawacmeen 4 oo ay ku jiraan xoolo dhaqato, welina la la’yahay kalluumeysato isugu jiray Ajaanib iyo Soomaali ah, sidoo kalena ay dabeysha burburisay guryo dhowr ah, isla markaana waxaa go’an Isgaarsiintii Gobolada Karkaar iyo Gardafuu.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories