HomeWararMusharixiinta Madaxweynaha oo digniin u diray Farmaajo

Musharixiinta Madaxweynaha oo digniin u diray Farmaajo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Muqdisho  Waxaa wali ka socdo Shirka Murashixiinta Madaxeynaha, iyadoo loogana hadlay arrimaha doorashooyinka, waxaa shirku uu socdaa maaalintiisii Seddexaad,  walina waxaa wada tashiyo iyo fikrado is weydaarsi wada Murashixiinta kala duwan ee shirka Ku midaysan. Shirka ayaa waxaa ku biiray Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabillaahi, waxaana Mushariintu ay kulamo kala duwan la qaateen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho  Waxaa wali ka socdo Shirka Murashixiinta Madaxeynaha, iyadoo loogana hadlay arrimaha doorashooyinka, waxaa shirku uu socdaa maaalintiisii Seddexaad,  walina waxaa wada tashiyo iyo fikrado is weydaarsi wada Murashixiinta kala duwan ee shirka Ku midaysan.

Shirka ayaa waxaa ku biiray Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabillaahi, waxaana Mushariintu ay kulamo kala duwan la qaateen qaar ka mid ah Odayaaasha Dhaqanka, waxaana qayb ka ah shirka Mus’uuliyiin kale oo kasoo jeeda Gobolada Waqooyi.

- Advertisement -

Daahir Maxamuud Geelle  oo ka mid ah Murashixiinta u taagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa warbaahinta la hadlay, waxaana uu eed xooggan u jeediyay Madxweyne farmaajo.

Waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo looga baahan yahay inuu qabto Doorashsda Aqalka iyo Gololaha Shacabka, waxaana sidoo kale Madaxweyne Farmaajo uu ku eedeeyay in uu hurin Colaadeed ka wado xafiisyada.

Shirka Midowga Murashixiinta  ayaa la filayaa in maalinta berri ah lagu soo gaba-gabeeyo Magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa in ay Mas’uuliyiinya shiraya ay si wada jir ah usoo saaraan Warmurtiyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts