HomeWararShirweyne xasaasi ah oo Maanta Musharaxiinta xilka Madaxweynaha u furmaya

Shirweyne xasaasi ah oo Maanta Musharaxiinta xilka Madaxweynaha u furmaya

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Waxaa Maanta oo Sabti  ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirweynaha Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2021, kuwaasi oo intooda badan soo gaaray Caasimadda dalka. Shirkaan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimo kala duwan oo ay yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta oo Sabti  ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirweynaha Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2021, kuwaasi oo intooda badan soo gaaray Caasimadda dalka.

Shirkaan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimo kala duwan oo ay yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha Doorashada ka dhaceysa dhammaadka sanadkaan 2020/2021.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Musharaxiin dhowr ah oo u taagan xilka Madaxweynaha dalka oo ay ku jiraan Xasan Sheekh Maxamuud, Sheekh Shariif, Xasan Cali Kheyre, Daahir Maxamuud Geelle, Cabduqaadir Cosoble Cali iyo Musharaxiin kale oo dhowr ah.

Sidoo kale Ajendayaasha shirka looga hadli doono ayaa waxaa kamid ah sidii Musharaxiinta u sameeyn lahaayeen Is-baheysi mid ah, isla markaana ay ku wajahaan Doorashada dalka Soomaaliya oo weli aan bilaaban qorsheeda.

Musharaxiinta shirka u furmaya ayaa siweyn uga soo horjeeda Guddiyada Doorashada ay magacaawday dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ay ku sheegeen inay ku jiraan xubno ka tirsan Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo shaqaalaha dowladda, ayna macquul aheyn inay doorashada dalka maamulaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories