HomeWararKulan looga hadlay Xaqiijinta qoondada Haweenka ee Doorashada 2020-2021

Kulan looga hadlay Xaqiijinta qoondada Haweenka ee Doorashada 2020-2021

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Kulanka oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee haweenka ayaa waxaa looga hadlay Qoondada haweenka ee doorashada dalka ka dhici doonta 2020-2021, waxaana khudbado ka jeediyay  marti sharaf iyo mas’uuliyiin kala duwan.             Hoos ka daawo Muuqaalka

- Advertisement -

Kulanka oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee haweenka ayaa waxaa looga hadlay Qoondada haweenka ee doorashada dalka ka dhici doonta 2020-2021, waxaana khudbado ka jeediyay  marti sharaf iyo mas’uuliyiin kala duwan.

            Hoos ka daawo Muuqaalka

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories