HomeWararGuusha Joe Biden oo saameyn qota dheer ku yeelan karta Sacuudiga iyo...

Guusha Joe Biden oo saameyn qota dheer ku yeelan karta Sacuudiga iyo dalalka kale

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Markii lagu dhawaaqay in doorashada uu ku guulestay Joe Biden, Sacuudiga waxay ku qaadatay waqti dheer in ay ka jawaabaan. Sacuudiga ayaa horey uga hambalyeeyay Trump markii madaxwaynanimada loo doortay sanaddii 2016. Arrintani waa mid la yaab leh: waxay lumiyeen saaxib fadhiyay xilka ugu sareeya Marekanka. Guusha Mr Biden ayaa saameyn qota dheer ku yeelan […]

- Advertisement -

Markii lagu dhawaaqay in doorashada uu ku guulestay Joe Biden, Sacuudiga waxay ku qaadatay waqti dheer in ay ka jawaabaan.

Sacuudiga ayaa horey uga hambalyeeyay Trump markii madaxwaynanimada loo doortay sanaddii 2016.

- Advertisement -

Arrintani waa mid la yaab leh: waxay lumiyeen saaxib fadhiyay xilka ugu sareeya Marekanka.

Guusha Mr Biden ayaa saameyn qota dheer ku yeelan karta Sacuudiga iyo dalalka kale ee Khaliijka Carabta.

Xiriirka u dhaxeeya Mareykanka iyo gobolka Khaliijka ayaa ah mid soo bilaabmay 1945 isalamarkana laga yaabaa in uu sii jiro, balse isbadalo ayaa iman doona, laakiin isbadaladaasi ma noqon doonaan kuwa dhammaantood laga soo dhaweeyo caasimadaha Khaliijka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories