HomeWararCiidanka ammaanka Guriceel oo xabsiyada dhigay dad hor leh

Ciidanka ammaanka Guriceel oo xabsiyada dhigay dad hor leh

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ciidamada ammaanka Magaalada Guriceel ayaa wada Howlgallo culus oo ay ku baadi goobayaan dabley habeenno ka hor weerartay masaajid ku yaalla Magaalada Guriceel, waxaana jira dad loosoo qab-qabtay arintaasi, kuwaasi oo xabsiga la dhigay. Ciidanka oo wali wada howlgalladooda ayaa ayaa xabsiga dhigay nin aad looga yaqaan Guriceel kaas oo lagu magacaabo Farxaan Ahmed Salaad […]

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka Magaalada Guriceel ayaa wada Howlgallo culus oo ay ku baadi goobayaan dabley habeenno ka hor weerartay masaajid ku yaalla Magaalada Guriceel, waxaana jira dad loosoo qab-qabtay arintaasi, kuwaasi oo xabsiga la dhigay.

Ciidanka oo wali wada howlgalladooda ayaa ayaa xabsiga dhigay nin aad looga yaqaan Guriceel kaas oo lagu magacaabo Farxaan Ahmed Salaad Ugaas, kaasi oo lagu eedeyay in uu ku lugleeyay falkaasi, inkastoo aysan jirin ilaa hadda wax caddeymo ah oo ay soo bandhigeen Ciidamada Booliska iyo nabad sugida Degmadaas.

- Advertisement -

Dhailinyaro badan ayaa Xabsiga loo dhigay dhacdadaasi, waxaana Xiliga masjidkaas la weerarayay ka socday Duruus diini ah, mana jiraan dad ku waxyeeloobay dhacdadaasi.

Xabsiga magaalada Guriceel ayaa arrintaas xabsiga loodhigy shan ruux oo lagu eedeynayo in ay qayb ka ahaayen dadkii falkaasi gaystay.

Masaajidka la weeraray ayaa  ka mid ahaa Masaajiddadii ku xirmay dagaalkii u dhexeeyay Ahlu-Sunna iyo Al-shabaab, waxaan dib loo furay masaajidka kadib markii Maamulka Galmudug uu Madaxweyne ka Noqday Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories