HomeWararFaah faahino:- Dil ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Faah faahino:- Dil ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka ka imaanaya Magaalada Baarsdheere ee Gobolka Gedo ayaa ku warramaya in Askari la sheegay in  uu horay uga tirsanaa jiray Ciidanka Dowladda, waxaana kasoo baxaya warar jkaal duwan oo ku aaddan dilkaasi Askariga loo gaystay. Waxaa lasoo sheegayaa in Koox hubeysan ayaa xalay ku dileen degmada Baardheere ee Gobolkaasi Gedo, waxaana Goobta isaga baxsaday […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Baarsdheere ee Gobolka Gedo ayaa ku warramaya in Askari la sheegay in  uu horay uga tirsanaa jiray Ciidanka Dowladda, waxaana kasoo baxaya warar jkaal duwan oo ku aaddan dilkaasi Askariga loo gaystay.

Waxaa lasoo sheegayaa in Koox hubeysan ayaa xalay ku dileen degmada Baardheere ee Gobolkaasi Gedo, waxaana Goobta isaga baxsaday kooxdii falka dilka ah gaysatay sida ay inoo sheegeen goobjoogayaal ku sugan halka uu falku ka dhacay.

- Advertisement -

Ciidanka ammaanka ayaa goobta soo gaaray waxaana ay sameeyeen howlgallo lagu baadi goobayo dableeydii dilka fuliyay, inkastoo ilaa iyo hadda aan la sheeacin dad loo soo qabtay dilka loo gaystay Askariga la sheegay in uu horay uga tirsanaa jiray Ciidanka Dowladda Soomaaliya.

Dhowr habeen ka hor ayay ahayd markii masuul ka tirsan Maamulka degmada lagu dhawacay halkaasi, iyadoo ay soo badanaya falalka amaanka Lidka ku ah eek a dhacaya degaanada jubbaland.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories