HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo War kasoo saaray guushii Joe Biden

Madaxweynaha Soomaaliya oo War kasoo saaray guushii Joe Biden

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Joe Biden oo ahaa Musharaxii Xisbiga Demoqoraadiga ayaa xalay si rasmi ah ugu guuleystay Doorashadii ka dhacday dalka Mareykanka, isagoo noqday Madaxweynaha Cusub ee dalkaas, wuxuuna ka adkaaday Madaxweynihii hore ee Donald Trump. Joe Biden ayaa codadka Ergada gobollada Maraykanka ee loo yaqaan Electoral Collage ka helay 290, halka Trump uu helay 214, balse Biden […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Joe Biden oo ahaa Musharaxii Xisbiga Demoqoraadiga ayaa xalay si rasmi ah ugu guuleystay Doorashadii ka dhacday dalka Mareykanka, isagoo noqday Madaxweynaha Cusub ee dalkaas, wuxuuna ka adkaaday Madaxweynihii hore ee Donald Trump.

Joe Biden ayaa codadka Ergada gobollada Maraykanka ee loo yaqaan Electoral Collage ka helay 290, halka Trump uu helay 214, balse Biden ayaa u baahnaa 270-cod oo kali ah.

- Advertisement -

Madaxweyneyaasha Dalalka Caalamka ayaa Joe Biden ugu hambalyeeyay guushii uu ka gaaray Doorashadii ka dhacday dalka Mareykanka, isagoona ka guuleystay Madaxweynihii waqtigiisu dhammaaday ee Donald Trump.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Qoraal soo dhigay bartiisa Twitter-ka  ayuu Hamblayo iyo boggaadin ugu diray Madaxweyne Joe Biden.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu sheegay inuu Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Joe Biden uu ka rajeynayo inuu wadashaqeyn dhow la yeesho dowladda Federaalka, isagoona ugu hambalyeeyay guushii uu gaaray.

- Advertisement -

Si kastaba Codadka ay dhiibteen shacabka Maraykanka ayuu Joe Biden oo 78-jir ah ka helay in ka badan 74.8-milyan oo cod, halka Trump oo xisbiga Jamhuuriga ah uu helay ilaa 70.5-milyan oo Cod.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts