HomeWararGalmudug oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Galmudug oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa kormeer ku tagay jiidda hore Ciidanka Xoogga ay ku sugan yihiin ee degaanada Galmudug, waxaana socdaalkiisa ku weheliyay Ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Wasiiro,Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Degaanada uu booqday Madaxweyne ku xigeenku ayaa waxaa ay yihiin kuwo dhawaan ay Ciidanka Xooggu kala areegeen dagaalamayaasha Al-shabaab,  […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa kormeer ku tagay jiidda hore Ciidanka Xoogga ay ku sugan yihiin ee degaanada Galmudug, waxaana socdaalkiisa ku weheliyay Ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Wasiiro,Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Degaanada uu booqday Madaxweyne ku xigeenku ayaa waxaa ay yihiin kuwo dhawaan ay Ciidanka Xooggu kala areegeen dagaalamayaasha Al-shabaab,  waxaana Madaxweyne ku xigeenka iyo wafdigiisu ay sahay gaarsiiyeen Ciidanka ku sugan furumaha hore.

- Advertisement -

Ciidanka ayuu la hadalay, waxana uu ugu baaqay in ay sii laba jibbaaraan howlgallada iyo dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab, iyadoo degaanno dhowr ah oo ka tirsan Mamaulka Galmudug ay ku sugan yihiin Al-shabaab, waxana Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi uu Ciidanka ku boorriyay in ay dagaalka siiw adaan tan iyo inta degaanada galmudug laga saarayo Al-shabaab.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories