HomeWararTurkiga oo Soomaaliya ka Caawinaya Lacagaha Daymaha ah ee lagu leeyahay

Turkiga oo Soomaaliya ka Caawinaya Lacagaha Daymaha ah ee lagu leeyahay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya waxaa ay ka Caawinaysaa sidii ay isaga gudi laahyd Lacagaha Daymaha ah ee lagu leeyahay, waxaana madaxaweynaha Dalka Turkiga Ordugan uu saxiixay warqad Soomaaliya looga bixinayo lacag dhan $2.72Malyan oo Dollar. Rejab Dayib Ordugan ayaa mas’uuliyiinta waxaa uu amray in ay Lacagta sida ugu dhqsiyaha badan ugu  shubaan Ha’adda lacagta adduunka, […]

- Advertisement -

Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya waxaa ay ka Caawinaysaa sidii ay isaga gudi laahyd Lacagaha Daymaha ah ee lagu leeyahay, waxaana madaxaweynaha Dalka Turkiga Ordugan uu saxiixay warqad Soomaaliya looga bixinayo lacag dhan $2.72Malyan oo Dollar.

Rejab Dayib Ordugan ayaa mas’uuliyiinta waxaa uu amray in ay Lacagta sida ugu dhqsiyaha badan ugu  shubaan Ha’adda lacagta adduunka, taasi oo Soomaaliya ku leh lacag aad u farabadan oo dayn ah.

- Advertisement -

Dalka Turkiga ayaa Soomaaliya waxaa uu ka taageera dhinacyo dhowr ah, waxaana Soomaaliya lagu leeyahy Lacago daymo ah, taasi oo ay waddamo badani ku leeyihiin, inkastoo Xukuumaddii xasan Cali Khyre ay ku guulaysatay in Soomaaliya laga cafiyo lacago badan haddana waxaa jira Daymo kale oo wali Soomaaliya lagu leeyahay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories