HomeWararDuqii hore ee Muqdisho oo farriin u diray Madaxda Dowladda Soomaaliya

Duqii hore ee Muqdisho oo farriin u diray Madaxda Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Baadir Taabit  Cabdi Mxamed ayaa farriin u diray shacabka Soomaliyeed iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, waxana uu ka hadlay sida dadka danyarta ah ee ku nool muqdisho ay saameynta ugu yeesheen Robabka Mahiigaanka ah ee Magaalada Muqdisho ka da’aya. Hoose ka Aqriso qoraalka uu soo saaray  Taabit Cabdi Nimca waliba nusqaanteeda ayey […]

- Advertisement -

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Baadir Taabit  Cabdi Mxamed ayaa farriin u diray shacabka Soomaliyeed iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, waxana uu ka hadlay sida dadka danyarta ah ee ku nool muqdisho ay saameynta ugu yeesheen Robabka Mahiigaanka ah ee Magaalada Muqdisho ka da’aya.

Hoose ka Aqriso qoraalka uu soo saaray  Taabit Cabdi

- Advertisement -

Nimca waliba nusqaanteeda ayey leedahay Roobbabka mahiigaanka ah ee maalmahan ka da’aya qeybo badan oo dalka ka midda gaar ahaan Muqdisho, waxey saameyn ku yeesheen nolol maalmeedka dadka sida; isku socodka, ganacsiga, deggaanka iyo fayodhowrka. Waxaan Alle ka baryeynaa in uu ummadda uga dhigo mid lagu qabowsado oo aanan wax dhib ah gaarsiin dadka, gaar ahaan kuwooda danyarta ah.

Waxaan ka codsanayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed in ay ka warhayaan dadka xaaladda adag ku nool ee danyarta ah, una baahan gargaar wallaalnimo oo deg deg ah.

Dhanka kale, waa dhab in adeegga bulsho uu aad u liito, haddaba Maamulka Gobolka Benaadir iyo Dowladda Federaalka mas’uuliyad gaar ah ayaa ka saaran iney shacabka u gurmadaan xilliyadan adag, loona diyaar garoobo ka hortagga ama loo xakameeyo waxyeelada naf iyo maal ay daaddadku horseedi karaan.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories