HomeWararShariif Sh/ Axmed oo dib ugu soo laabtay Magaalada  Muqdisho

Shariif Sh/ Axmed oo dib ugu soo laabtay Magaalada  Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynihi hore ee Dalka Soomaaliya  Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo safar hal maalin ah ku joogay Caasimadda Dowlad Goboleedka HirShabelle ee Jowhar ayaa kasoo amba baxay halkaas isagoo soo gaaray Caasimadda dalka ee Muqdisho. Madaxweyne Shariif ayaa Garoonka Aadan Cadde waxaa kusoo dhaweeayay Mas’uuliyiin ka tirsan  Madasha Xisbiyada Qaran. Madaxweynihi hore […]

- Advertisement -

Madaxweynihi hore ee Dalka Soomaaliya  Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo safar hal maalin ah ku joogay Caasimadda Dowlad Goboleedka HirShabelle ee Jowhar ayaa kasoo amba baxay halkaas isagoo soo gaaray Caasimadda dalka ee Muqdisho.

Madaxweyne Shariif ayaa Garoonka Aadan Cadde waxaa kusoo dhaweeayay Mas’uuliyiin ka tirsan  Madasha Xisbiyada Qaran.

- Advertisement -

Madaxweynihi hore ee Dalka Soomaaliya  Shariif Sheekh Axmed  ayaa inta uu ku sugnaa Jowhar waxaa uu  kulamo la qaatay Odayaasha dhaqanka ee ku sugan Jowhar ee dhawaan soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka.

Shariif ayaa Odayaasha dhaqanka ee uu la kulmay u sheegay in Magaalada Jowhar uu u tegay sidii loo dhameyn lahaa tabashooyinka ay qabaan beelaha, isla markaana uu doonayo in wax kasta oo xal ah la gaaro, si loo dhiso Hirshabeelle mideysan oo loo dhan yahay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories