HomeWararQoorqoor oo saxiixay sharciyo dhowr ah oo Barlamaanka Galmudug ansixiyay

Qoorqoor oo saxiixay sharciyo dhowr ah oo Barlamaanka Galmudug ansixiyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa saxiixay sharciyo dhowr ah oo Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas dhawaan ansixiyay, kuwaasi oo la horgeeyay. Munaasabad ballaaran oo Caawa ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Magaalada Dhuusamareeb ayuu Madaxweyne Qoorqoor ku saxiixay sharciyada oo dhowr ah, waxaana kamid ah: 1-Shariga Maarreynta Deegaanka 2-Sharciga Hay’adaha 3-Sharciga Dhismaha Booliiska iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa saxiixay sharciyo dhowr ah oo Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas dhawaan ansixiyay, kuwaasi oo la horgeeyay.

Munaasabad ballaaran oo Caawa ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Magaalada Dhuusamareeb ayuu Madaxweyne Qoorqoor ku saxiixay sharciyada oo dhowr ah, waxaana kamid ah:

- Advertisement -

1-Shariga Maarreynta Deegaanka

2-Sharciga Hay’adaha

3-Sharciga Dhismaha Booliiska iyo

- Advertisement -

4-Sharciga Dowalaha Hoose

Shuruucdan waxaa soo gudbiyay wasaaradaha kala ah; Deegaanka, Qorsheynta, Amniga, iyo wasaaradda Arrimaha Gudaha& Dowlaha hoose.

Munaasabadda saxiixa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka DGM, Guddoomiyaha Barlamaanka, Guddiyada joogtada ah ee Barlamaanka, xubno ka tirsan labadda gole, Garsoorka, La- taliyeyaal & Hawlwadeenno ka tirsan Madadaxtooyada.

Madaxweynuhu wuxuu Golaha Barlamaanka Galmudug uga mahadceliyey ansixinta shuruucdan. isagoona xusay in shuruucdu ay gundhig u noqondoonaan in sifo sharci ah xukuumaddu u fuliso hawlaha hortebinta leh ee loo igmaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories