HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Caalami ah oo la qabtay

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Caalami ah oo la qabtay

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay shirka sanadlaha Bangiga Aduunka oo sanadkaan lagu qabtay Mareegta Internet-ka gaar ahaan aada loo yaqaano ZOOM-ka, sababo la xiriira Cudurka halista ee COVID-19 oo dunida ka jira. Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay halka uu marayo dhaqaalaha Soomaaliya’ (Somalia Economic Update) oo sanadkaan aan diiradda lagu saaray saameynta dhaqaale […]

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay shirka sanadlaha Bangiga Aduunka oo sanadkaan lagu qabtay Mareegta Internet-ka gaar ahaan aada loo yaqaano ZOOM-ka, sababo la xiriira Cudurka halista ee COVID-19 oo dunida ka jira.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay halka uu marayo dhaqaalaha Soomaaliya’ (Somalia Economic Update) oo sanadkaan aan diiradda lagu saaray saameynta dhaqaale ee uu geystay Cudurka Coronavirus.

- Advertisement -

Dowladda ayaa waxaa shirka uga qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, isagoo sheegay in Dowladda ay ka go’an tahay xoojiso Isbadalka iyo Hufnaanta Maaliyadda Soomaaliya.

“Dib-u-habeynta iyo Hufnaanta Maaliyadda Soomaaliya ayaa inoo horseeday in Caalamku uu na garab istaagay xiligaan adag ee uu jiro hoos-u-dhaca dhaqaalaha. Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an in ay xoojiso isbadalka iyo Hufnaanta Maaliyadda Soomaaliya” ayuu yiri Wasiir C/raxmaan Beyle oo Qoraal soo saaray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories