HomeWararBannaanbax Ballaaran oo ka socda Magaalada Muqdisho

Bannaanbax Ballaaran oo ka socda Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somalis Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Bannaanbax Xooggan ayaa hadda waxaa uu ka socdaa Degmada Boondheere gaar ahaan Taalada Daljirka, Waxaana istaagay isku Socodka Guud ee aagga Daljirka. Bannaanbaxa ayaa waxaa dhigaya Culumaa’udiin, Carruur, dhalinyaro iyo Haween, waxaana ay ka caraysan yihiin Hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha Dalka Faransiis. Dadka Bannaanbaxa dhigaya ayaa ku dhawaqaya Erayo ka dhan Madaweyne Macron, waxaana ay […]

- Advertisement -

Bannaanbax Xooggan ayaa hadda waxaa uu ka socdaa Degmada Boondheere gaar ahaan Taalada Daljirka, Waxaana istaagay isku Socodka Guud ee aagga Daljirka.

Bannaanbaxa ayaa waxaa dhigaya Culumaa’udiin, Carruur, dhalinyaro iyo Haween, waxaana ay ka caraysan yihiin Hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha Dalka Faransiis.

- Advertisement -

Dadka Bannaanbaxa dhigaya ayaa ku dhawaqaya Erayo ka dhan Madaweyne Macron, waxaana ay wataan Boorar ay ku qoran yihiin  hadallo ay ku muujinayaan sida ay uga xun yihiin Aflagaada Madaxweynaha dalka faransiiska, iyagoo sheegay in aysan u dul qaaadan doonin Gafka lagula kacay  Rasuulkeenna Maxamed NNKH.

Dalal farabadan oo ka tirsan dunida Muslimka ayaa siweyn uga carooday hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Emmanuel ee taageeray ugu muujiyay Ninkii  la dilay ee Sawirka ka sameeyay Rasuulka SCW, waxaana dalalka Muslimka ka dhacay banaanbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo Madaxweynahaas.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories