HomeWararWafdi Xildhibaano ah oo Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Wafdi Xildhibaano ah oo Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi Xildhibaano ah oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Senatar Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid oo ay kamid yihiin Senatar Yuusuf Geelle Dhageey, Xildhaan Xuseen Iidow iyo xubno kale, waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi Xildhibaano ah oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Senatar Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid oo ay kamid yihiin Senatar Yuusuf Geelle Dhageey, Xildhaan Xuseen Iidow iyo xubno kale, waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Galmudug iyo Xildhibaano.

- Advertisement -

Xildhibaanada oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa waxaa la sheegay inay Dhuusamareeb u tageen, sidii ay u bilaabi lahaayeen Olole ay ku doonayaan in mar kale ay uga mid noqdaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa kulan la qaadan doona Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, iyagoo kala hadli doona Ololahooda Doorashada ee Xildhibaanimo.

Dalka Soomaaliya ayaa aaday Doorasho dadban, kadib markii ay heshiis rasmi ah Doorashada 2020/2021 ka gaareen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa  maamul Goboleedyada dalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories