HomeWararAbdulkadir Isse oo ku Guulaystay Wariyaha Sanadka 2020

Abdulkadir Isse oo ku Guulaystay Wariyaha Sanadka 2020

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wariye Abdulkadir Isse oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sanadkaan 2020 ku guuleystay Abaal-marinta sanadlaha ah oo mar ay qabato Madasha Mogadishu Awards. Abdulkadir Isse ayaa ka guuleystay illaa 6 wariye kale oo tartan la galay, kuwaasi oo dhammaantood ka howlgala warbaahinta madaxa bannaan ee Soomaaliya, isagoona sidaas Abdulkadir uu […]

- Advertisement -

Wariye Abdulkadir Isse oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sanadkaan 2020 ku guuleystay Abaal-marinta sanadlaha ah oo mar ay qabato Madasha Mogadishu Awards.

Abdulkadir Isse ayaa ka guuleystay illaa 6 wariye kale oo tartan la galay, kuwaasi oo dhammaantood ka howlgala warbaahinta madaxa bannaan ee Soomaaliya, isagoona sidaas Abdulkadir uu ku noqday wariyaha ugu wanaagsan ee sanadkaan 2020.

- Advertisement -

Guusha uu gaaray wariye Abdulkadir ayaa waxaa soo dhaweeyey dadweyne badan oo sheegay inuu mudan yahay  Abdulkadir Abaal-marinta uu ku guuleystay ee Mogadishu Awards, waxaana Wariye Abdulkadir uu u mahadceliyay dadkii u coddeeyay.

Sidoo kale dadka ayaa isku raacay in Abdulkadir Isse uu howlo muhiim ah u haayo bulshada. Abdulkadir ayaa waxaa uu si gaar ah uga warramaa wararka la xiriira Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa gudoonsiiyey Wariye Abdulkadir Isse Abaal-marinta wariyaha sanadka ugu wanaagsan sanadkaan 2020.

- Advertisement -

Si kastaba, Abdulkadir Isse ayaa ah wariye rug caddaa ah oo saxaafadda kusoo jiray in ka badan 10 sano, isagoona haatan kamid ah Wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta dowladda Federaalka Soomaaliya ee aadka loo yaqaano.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories