HomeWararXubnaha Cusub ee  Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo la dhaariyay

Xubnaha Cusub ee  Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo la dhaariyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

27 xubnood ee golaha deegaanka dagmada galkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha galmudug Axmed xasan cali iyo wasiirka wasaaradaasi Cabdi Maxamed Jaamac oo iyagu la dar daarmay xubnaha la dhaarshay Wasiiru dowlaha wasaarada Axmed xasan Cali iyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha Cabdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

27 xubnood ee golaha deegaanka dagmada galkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha galmudug Axmed xasan cali iyo wasiirka wasaaradaasi Cabdi Maxamed Jaamac oo iyagu la dar daarmay xubnaha la dhaarshay

Wasiiru dowlaha wasaarada Axmed xasan Cali iyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha Cabdi Maxamed Jaamac ayaa la dar daarmay xubnaha golaha deegaanka ee maanta la dhaarshay

- Advertisement -

Dhinaca kalana xubnaha golaha deegaanka ayaa maanta waxaa magaalada galkacyo uga furmay tababar aqoon kordhin ah oo  la xariira qaabka doorashada taas oo ay fulinayaan Masuuliyiin ka socatay hay’ada Eisa oo ka mid ah hay’adihii doorka ku lahaa dhismaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo ee Galmudug isla markaana ah hay’ad ka shaqeysa arimaha dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Qaarada afrika

Cabdullaahi Cabdoow oo ka socday hay’:adda Eisa ayaana ugu horeyn ka warbixiyay tababarka iyo waxa uu ku saabsan yahay isagoona xusay in lagu baranayo qaabka doorashada labada maalmood ee uu socdo

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts