HomeWararDhacdo Naxdin leh:- Gabar Walaasheed ka yar ku dishay Gobolka Mudug

Dhacdo Naxdin leh:- Gabar Walaasheed ka yar ku dishay Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Dhacdo xanuun badan oo dadka degaanka iyo qaybaah kala duwan ee bulshada layaab ku abuurtay ayaa ka dhacday Degmada Galdogob, waxaana la sheegayaa in ilaa iyo hadda ay hadal hayeyn ay ka jirto degaankaas. Faadumo Cabdullaahi Aadan ayaa nafta dhaafisay walaasheed ka yar Naciimo Cabdullaahi Aadan, waxaana dhacdadaasi ay noqotay mid ay si weyn kaag […]

- Advertisement -

Dhacdo xanuun badan oo dadka degaanka iyo qaybaah kala duwan ee bulshada layaab ku abuurtay ayaa ka dhacday Degmada Galdogob, waxaana la sheegayaa in ilaa iyo hadda ay hadal hayeyn ay ka jirto degaankaas.

Faadumo Cabdullaahi Aadan ayaa nafta dhaafisay walaasheed ka yar Naciimo Cabdullaahi Aadan, waxaana dhacdadaasi ay noqotay mid ay si weyn kaag naxeen dadka degaanka iyo qoyska labada Gabdhood ay ka dhasheen.

- Advertisement -

Sababta keentay in gabdhaani ay walaasheed disho ayaaa lagu sheegay in Gabdhaha eededadood oo dalka Mareykanka ay usoo bandhigaty Reerka Gabadhaha ay ka dhasheen in mid ka mid ah labada gabdhood ay dalka Mareykanka u wadi doonto, balse ay ay qoysku soo doortaan qofka loo wadaayo, waxaana ay usoo doorteen Naciima, waxaana taasi ay keentay in Faadumo ay ka xumaato kadibna ay dil u gaysato walaasheed.

Faaduma ayaa  Iskuulka waxaa ay kasoo wadday walaasheed Naciima, waxaana ay gaysay meel iskuulka ka fog halkaasi oo ay 10 meelood Toorreey ka galisay, waxaana ugu dambeytii ay u geeriyootay dhaawac halis ah oo soo gaaray.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories