HomeWararQeybta 3-aad ee duubabka dhaqanka oo gaaray Magaalada Jowhar

Qeybta 3-aad ee duubabka dhaqanka oo gaaray Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Qeybta 3-aad ee duubabka dhaqanka Hirshabeelle kana qeyb-qaadanaya soo xulista Baarlamaanka 2-aad Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle. Odoyaasha dhaqanka waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Shabeellaha  Dhexe, Guddiga farsamo soo xulistq Baarlamaanka iyo siyaasiin. Guddoomiye ku xigeenka gobalka shabeellaha dhexe Maxamed Cabdi Sheikh Xaandow […]

- Advertisement -

Qeybta 3-aad ee duubabka dhaqanka Hirshabeelle kana qeyb-qaadanaya soo xulista Baarlamaanka 2-aad Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Odoyaasha dhaqanka waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Shabeellaha  Dhexe, Guddiga farsamo soo xulistq Baarlamaanka iyo siyaasiin.

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka gobalka shabeellaha dhexe Maxamed Cabdi Sheikh Xaandow iyo guddoomiyaha guudiga farsamo soo xulista Baarlaamnka 2-aad ee Hirshabeelle Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey ayaa waxay sheegeen in farxad wey ay utahay soo dhaweynta guddiga isla markaana kaalinweyn ay ka qaadandoonaan soo dhaweynta wafuuda imaaneysa magaalada jowhar.

Duubabka jowhar lagu soo dhawey maanta oo dhankooda hadlay ayaa waxay sheegeen in Hirshabeellada 2-aad ay dhisayaan maamlmaha soosocda iyagoona ku baaqay in laga wada qeyb qaato dadaalada lagu doonayo inay doorashada si xalaal ah ay uga dhacdo jowhar.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories