HomeWararDuqa Muqdisho “Waxaan ku faraxsanahay in la furay qaar kamid ah Waddooyinka”

Duqa Muqdisho “Waxaan ku faraxsanahay in la furay qaar kamid ah Waddooyinka”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Khudbad ka jeediyay Munaasabad lagu daah-furayay Waddooyinkii xirnaa  ee Caasimadda dalka oo qaar kamid ah la furay. Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa uu sheegay in waddooyinka Muqdisho markii dowladda Federaalka ay u xirtay sababo la xiriira amniga, isla markaana xirnaashaha waddooyinka ay dhibaato farabadan ku qabeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Khudbad ka jeediyay Munaasabad lagu daah-furayay Waddooyinkii xirnaa  ee Caasimadda dalka oo qaar kamid ah la furay.

Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa uu sheegay in waddooyinka Muqdisho markii dowladda Federaalka ay u xirtay sababo la xiriira amniga, isla markaana xirnaashaha waddooyinka ay dhibaato farabadan ku qabeen shacabka Gobolka.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay Guddoomiyaha in weli ay jirto caqabadihii loo xiray waddooyinka, hayeeshee inta la awoodi karay dhagxaantii lagu jaray laga qaaday, isla markaana waxaa uu arrintaas ku tilmaamay tallaabo wanaagsan.

Isaga oo sii hadlaayay Duqa Muqdisho ayuu sheegay in muddo badan ay ka shaqeynayeen sidii furi lahaa waddooyinka, Balse qaar kamid ah la furay, wuxuuna Carabka ku dhuftay in la furi doono kuwo kale ee harsan.

Ugu dambeyn Guddoomiye Cumar Finish ayaa shacabka kunool Gobolka Banaadir ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amniga dowladda Federaalka, si looga hortego falal amni darro eeb xiliyada qaar ka dhaca Caasimadda dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts